|
Walaalayaal
si aad iyo aad u diiran ugu soo dhawaada page kan Somali Media oo
aan rajeynayo inaad aad uga heli doontaan.
Somali
Media oo shaqadeedu tahay sidii ay ugu adeegi lahayd bulshada
Somaliyeed ee kunool wadankan Sweden ayaa anagoo adeegsanayna TV noo
gaara lagana daawado magaalooyinka Stockholm, Örebro iyo
Gothenburg, gaadhsiina umada waxyaalo aanu u aragno inay muhiim
yihiin sida dacwada Islamiga iyo arimo laxidhiidha nolosha wadankan
sweden.Somali Media waxa ay furayd iminka mudo ku dhow shan sanadood.
|
SOMALI MEDIA AUDIO SECTION
FURITANKA
SOMALI MEDIA
FDUGSI
MALAHA QABYAALADI
GABAY
UU TIRIYAY RAAGE EE HIJRO
GABAYGII
QURBAHA RAAGE
DABA
HUWAN IYO HADRAAWI
QASIIDO
QASIIDO
2 |
|
SHIRAR
ISLAMI AH OO DHACAY |
Shantii
sano ee aan soo dhaafnay waxaa sanadwalba ka dhacayey wadankan
Sweden shirar Islami ah oo ay soo qabanqaabiyaan ururada Somaliyeed
ee ku nool wadamada Scandenavia.
Waxaa
si toos ah uga soo qayb gala culimo waaweyn oo somaliyeed kuna kala
nool aduunka daafihiisa. Hadaba Somali Media waxa ay tahay shaqadeedu
sidii ay u duubi lahayd cajeladaha muxaadarooyinka maqal iyo
muuqaalba si markaa loo gaadhsiiyo dadka u baahan cajeladahaas.
Ilaahada waxa kaydka cajeladaha Somali Media yaala ilaa 5 sanadood
cajeladahood anagoo gaadhsiina daafaha aduunyada meeshii hadba laga
soo codsado.
Hadaad
u baahan tahay waad nala soo xidhiidhi kartaa noo soo dir email ama
habkii adiga kuu suurta gelaya.
Waxaan
isu dardaarmaynaa cabsida Illaahay meelkasta oo aad joogto.........................................................
somedia@hotmail.com
fax/tel=46-31-843079
|
   
Sh Cali Dheere
(1)Doorka Haweenka Islaamka (2)Taariikhda
Islamaka ee geeska Africa (3)Istaraajiyada
hawlaha Islaamka
Sh Mustafe X Ismaaciil
(1)Nidaamka cusub ee caalamka (2)Astaamaha
siyaasada umada
Sh Maxamed C Umal
(1)Al-Walaa Wal-baraa fil Islam
SH Cumar Faaruuq
(1)Hada iyo danta umada Soomaaliyeed (2)Warbixin
Bayaankii Makka
 |
|
    
Sh Cumar Faaruuq
(1)Warbixin safarkii soomaaliya(2)
Macnaha Tawxiidka
Sh C/rashiid sh Cali Zuufi
(1)Tarbiyada caruurta(2)
Xaqa ay isku leeyihiin muslimiintu
Sh Shibile
(1)Ahdaafta baraaruga Islaamka(2)
Dhibaatooyinka carabka
Sh Maxamed Cabdi Umal
(1)Fadliga cilmiga(2)Cadaynta
waxyaabaha lagu kadsoomo
Sh Mustafe X Ismaaciil
(1)Macnaha Nolosha
Sh
Cabdi Cabdilaahi
(1)Nolosha danbe(2)Duulaanka
xaga maskaxda
NADWOOYIN ISLAAMI AH
Waxyaabaha lagu kadsoomo iyo kuwa lagaga badbaado
Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub
Xaalada uu maanta ku suganyahay caalamka Islaamka
Suaalo iyo Jawaabo
 |
|
    
SH C/rashiid Sh cali Zuufi
Midhaha iimaanka
Sh Yuusuf Axmed
Habka lagu badbaado
Sh Mustafe X Ismaaciil
Aadaabta Himilooyinka
Sh Maxamed Osman
Xaqa labada is qabta
Sh Cali Mawliid
Tarbiyada caruurta
Sh Maxamed Rashaad
(1)Abuurida cadaawada gaalada(2)
Miraha shirqoolka gaalada
Sh C/laahi Cali Xaashi
Jihaadka iyo shuruudihiisa
Nadwooyin
(1)adwo fiqi ah(2)
Nadwo siyaasi ah(3) Aragtiyo dhaqaale
 |
|
    
Sh
Yuusuf Axmed
(1)Janada(2)Naarta
iyo sifooyinkeeda
Sh
Maxamed Osman
(1) Xaqa labada isqabta(2)Adiinu
Naseexa
Sh
Maxamed Rashaad
(1)Marwada saalixada(2)Wanaag
isfarida iyo xumaan iska reebida(3)Isugu
kaalmeynta wanaaga(4)Idilkeen xil baa ina
saaran waana layna weydiinayaa
Sh
Axmed Cali Shire
(1)Gudashada Amaanada
NADWOOYIN
(1) Axkaamta guurka(2)
Axkaamta furitaanka(3) Nadwo fiqi ah
 |
Changing
Button Spacin
|
     
Sh
Maxamed Abdi Umal
(1)Caqiidada salafkii suubanaa(2)Jilbaabka
iyo shuruudihiisa
Sh
Aadan M Ciise
(1)Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub/America
Sh
Maxamed C/raxman Kaariye
(1) Wanaajinta qalbiga(2)
Tarbiyada jiilkii hore
Sh
Yuusuf Axmed
(1) Guryaheenu gudaha ayay ka gubanayaan
Sh Cosoble
Akhlaaqda qofka muslimka ah
Sh
Bashiir Shiil
(1)Habka xalinta khilaafka (2)
Habka gudbinta dacwada
SH
C/RASHIID SH CALI ZUUFI
(1) Cibaadada Alle(2)
Dhibaatada maalinta aakhiro
NADWOOYIN
(SU-AALO)
Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub/America
Nadwo siyaasi ah
Nadwo fiqi ah
Nadwo haweenka u gaara
 |
|