Hadaynu is urursano
waxaynu kabadbaadi karaynaa dhibaatooyin farabadan oo ay kamidyihiin
Qabyaalada ,dagaalka sokeeye ,waxbarashalaaanta haysata
,dhalinyaradeena, shaqolaaanta ,qaadka,iyo horumumarla,aanta dalka.

Ka dib markii qof walba oo qurbejoogaaba uu arkay dhibaatada iyo aayaxumida ay leedahay dal la aantu qofwalibana jecelyahay dalkiisa inuu ku laabto oouu ku qaato noloshiisa xikta ama danbe,ognahayna in keli unoolaansh, horumar la,aanta ay leedahay ,Danta gaarka ahna ay taguudi
ka fiicantahay ayaaa waxaanu isku daynay inaynu is urursano oosi guud wax uwada qabsano hadaba hadii aynu nahay dhalinyaradii soomaliland maanta dalkeenii nin waliba waa arkaa heerka uumaray ama sida uu yahay waxase dhiman kaalinteenii ,markaa akhriste nagu soo
biir oo noo sheeg fikradahaaga iyo waxaad kaqabto .Ogowna in >ururku uu yahay mid cusub oo hada hana qaadaya aasaasna ah , gacmo wada jirkeenay ku wax goyn karaan