Waxaad imminka soo gashay albaabka boggayga , adigoo, sida aan filayo
booqasho u socda...ee gacmo furan ku soo dhawow oo ha is-martiyaynin.
Waxaan rajaynayaa inaad ku qanci doontid, marar kalana aad ku soo noqon doontid.
Foomka hoos ka muuqda, waxaad iigu soo qori karaysaa wixii talo ama tusaale
ama farriin ah ee aad ii soo dirayso...waadna ku mahadsan tahay.