Kororso Aqoontaada Diinta ISLAAMKA

Bismillaahi Raxmaanni Raxiim!

Magacaygu waa C/rashiid Cabdi Muuse, waxaana aan dhammaan bahda jecel internetka, ugu baaqayaa inay ku soo dhawaadaan bogga cusub ee ku soo biiray saaxadda internetka. Waxaan si aad ah ugu rajo weynahay in akhristayaashu kala kulmi doonaan boggan waxyaabo cajab-galiya...IN-SHAA'ALLAH

Sida idiinka muuqata, boggu waa qabyo oo weli dhismo ayaa ku socda, waxaanan idinka codsanayaa inaad ii soo gudbisaan wixii talo ah ee aan ku hagaajin karaayo ama wixii aad igu dhaliilaysaan si aan dib ugu saxo.Waa walaalkiin C/rashiid oo idin leh: Isma dhaafno igu soo biira...wasalaama calaykum!

Dhageyso Qur'aanka Kariimka ah
  • Bal dhageyso aayadahan

    idil94@hotmail.com | Ku noqo bogga billowgiisa